Dataset Viewer
Auto-converted to Parquet
audio
audioduration (s)
0.7
10.9
transcript
stringlengths
4
175
1980-kii, waxsoosaarka guud ee dalka waxa ay xooluhu ka ahaayeen 40%
Aad baan u faraxsanahay
aadaama dalka intiisa badani tahay dhul oommane ah iyo oommane-xigeen,
Aadane ishiis carro ayaa buuxisa
Aamusnaan waa ogolaasho barkeed.
Abbahay baa geel lahaan jiray ' anaa digaag leh baa dhaanta.
Adkaysigan waxa daliil u ah meesiyada kala duwan ee xoolaha
Albaabka fur.
annaga oo falanqayn qotadheer ku samaynay si aannu u ogaanno goldaloolooyinka
annaga oo ku darnay aragtiyo kale oo aan ka helnay saraakiisha xannaanada xoolaha
annaga oo qiimaynayna muhiimadda ay hirgalinta caymiska xooluhu u leedahay Soomaaliya.
annaga oo si dhammaystiran ugu kuurgalay nidaamka waxsoosaarka xoolaha
annaga oo si saaxiibtinimo leh u dhexgallay kooxo kala duwan oo ah daneeyayaasha xoolaha
ayaa dhammaantood si isku sidkan uga qaybqaatay isbeddellada xaddiga xoolaha
baahiyaha kobcinta turuqa iyo tacliinta; xasiloonidarrada siyaasadda iyo xasil la’aanta qaabdhsimeedka sharciga.
balse waa hab lagu soo noolaynayo haqabbeelka cuntada, habnololeedka iyo xasiloonida bulshada Soomaaliyeed
balse waxa soo foodsaaray caqabado tiro badan oo ay ka mid yihiin adkaysin la’aan duruufeed, isu-dheellitir la’aan ka jirta heerarka dhoofinta iyo soodejinta xoolaha
Beeraha ku baxa roobka ayaa ku badan gobollada koofureed
Buugga aqri
Buugga fiiri
Caafimaad
caqabadaha amniga; arrimaha isku iskuxirka dowladda; isbeddelka cimilada; caqabadaha la qabsiga tignoolajiyadda
Caqabadaha ku salaysan ganacsiga xoolaha waxa ka mid ah la’aanta xarumaha karantiimaynta oo yar
Caqabadahan ayaa isugu jira dhibaatooyin deegaan oo la xiriira waxsoosaarka iyo caqabado ku salaysan ganacsiga xoolaha
Cilmibaaristu waxa ay muujisay in waxsoosaarka xooluhu udubdhexaad weli u yahay dhaqdhaqaaqyada dhaqaalaha Soomaaliya
Codkaaga ku hadal
Codsigaaga waan helay
Dadaal badan samee.
Dadaal.
Dadku way is caawiyaan
Daraasaddan ayaa ogaatay in ay Soomaaliya ka jiraan hay’ado sharci iyo xarumo maamul oo ku shaqo leh arrimaha xoolaha
Daraasaddan ayay muhiimaddeeda kowaad ahayd in diiradda lagu saaro qiimaynta shuruucda, siyaasadaha iyo hagayaasha arrimaha xoolaha
daraasaddan waxaa ka mid ahaa muddada cilmibaarista oo gaabnayd
Daraasaddayada ayaa shaacisay caqabado waaweyn oo ay ka mid yihiin in xooluhu u daaqaan si tan-dhaaf ah marka la daajinayo
Darajo sare
Darajo
Dhageyso.
Dhaqaalaha adag ee ka soo xerooda xoolaha Soomaaliya dhoofiso, ayaa sannadkii 2015 lagu qiyaasay $360 milyan oo doollar,
Dhib ma jiro
Dhibaatooyinka soo jireenka ah ee la xiriira arrimaha xooladhaqatada, barakaca bulshooyinka, iyo caqabadaha ku salaysan adeegyada caafimaadka xoolaha
Dibu-eegis daraasadeed oo qotadheer ayaannu ku milicsaday dhigaallada duugaalka ah
ee ku salaysan heerarka dhoofinta iyo soodejinta xoolaha, iyo sooyaalka caymiska xoolaha
Fadlan albaabka xir.
Fadlan taxaddar marka aad hadlaysid
Falanqaynta xogihii la helay iyo aragtiyihii laga guntay daraasaddan ayaa laga hindisay talabixinahan siyaasadeed
Falanqaynta xogta waxa loo adeegsaday hab-xisaabeed cilmibaariseed oo ku habboon qaabdaraasadeedkan.
Fariiso.
Farriin cusub soo dir
Farriin iisoo dir.
Gaar
Gaarsii
Galab wanaagsan!.
ganacsiga xoolaha, qaabdhismeedka sharciga xoolaha iyo siyaasadaha caymiska xoolahu
ganacsiga, qaabdhsimeedka sharciga, habraacyada iyo fursadaha caymiska xoolaha
Ganacsigan, qaybta ugu badan (90%) waxa loo dhoofiyaa Bariga Dhexe, gaar ahaan xilliyada Xajka.
Guriga joog.
Ha ilaawin
Ha ku degdegin.
Haddaba si loo yareeyo caqabadahaas, waxa aannu goobaha xog-ururinta ka hawlgalinnay cilmibaareyaal deegaanka ah
Haddaba, warqad-siyaasadeeddan ayaa u kuurgalaysa xaaladda ay hadda ku sugan yihiin nidaamka waxsoosaarka xoolaha, iyo ganacsiga somalia
Haddaba, warqaddan, ayaa si qotadheer u lafaguraysa xaaladda ay maanta ku suganyihiin xoolaha Soomaaliya, caqabadaha haysta, iyo fursadaha horyaalla
haddana xoolaha ayaa ku suntan heer adkaysin oo yaab leh
Haddii aad rabto, ii sheeg
Hagaagsan
Hagaaji
halka meelo ka mid ah beeraha ku yaalla dhulka waraabka leh ee ku teedsan webiyada Shabeelle iyo Jubba waxsoosaarkooda looga faa’iidaysto biyaha webiyada
Halkan joog.
Hawsha si fiican u qabo
Hawsha waa la dhameeyay
Haye saxiib
I caawi si degdeg ah
illaa isciidamayntu noqotay ilo kale oo dakhli lagu raadsado
Imaqal.
in la qaado tallaaboyin lagu kobcinayo ganacsiga xoolaha
in la xoojiyo qaabdhismeedka sharciga xoolaha, in la hirgaliyo caymiska xoolaha iyo in daneeyayaashu isu kaashadaan horumarinta xoolaha.
Inkasta oo ay dhibaatooyin badani soo foodsaareen, haddana xooladhaqatadu waxa ay weli haystaan oo ay daryeelkooda ku guntadeen xoolo aad u tiro badan
Inkasta oo ay jiraan caqabado joogto ah oo la xiriira colaadaha dabadheeraaday, amnidarrada, carqaladaha deegaanka
Inkasta oo ay soo foodsaareen amnidarro iyo colaado dabadheeraaday, adkaysiga xoolaha ayaa weli ku suntay heer mahadho leh
Isdeji
isdhalanrogga cudurrada faafa, khilaafaadka, xasiloonidarrada siyaasadda gobolka, awoodda dowladda ee liitada
Istaag.
Istaraatiijiyadaha la soo jeediyay waxa ka mid ah in xoolaha loo maamulo si waaritaan leh,
iyada oo ahayd isha ugu muhiimsan dakhliga qoysas badan oo Soomaaliyeed, gaar ahaan reer miyiga.
iyada oo ay 80% ku hawllan yihiin dhaqashada maashida kala duwan ee xoolaha
iyada oo ay bulshada Soomaaliyeed xooladhaqato ka ahaayeen (55%)
iyada oo la kala dooransiiyay in ay markasta xor u yihiin in ay joojiyaan waraysiga iyo in kale
iyada oo lagu kala qiyaaso hilibka geela 40%, hilibka ariga 30%, hilibka lo’da 20% iyo hilibka idaha 10%
iyadoo weliba lafagur lagu sameeyay isbeddelada suuqa ganacsiga xoolaha ee dalka gudihiisa intii u dhaxaysay sannadihii 2012 illaa 2022
iyaga oo si weyn uga soo qaybqaatay xasiloonida quutaldaruuriga,habnololeedka iyo dhaqaalaha bulshada
iyo in la buuxdhaafiyo xerooyinka xoolaha, kuwaas oo ay xaaladahooda uga sii dareen abaaraha
iyo la’aanta qorsheyaal horumarineed oo loogu talagalay xooladhaqatada reer guuraaga ah.
Jawaabta saxda ah sheeg
Jawigu waa qabow
Joog
Jooji
Ka hor intii aan waraysiga laga qaadin, waxa ay cilmibaarayaashu ogolaansho buuxa ka heleen dhammaan kaqaybgalayaasha daraaasadda
Ka tag
Kaaley.
kadibna waxa mar kale loo sii kala guray xubno isweheliya,markaas baa la hufay oo la kala haadiyay
kadibna waxaannu tagnay goobaha-shaqada, halkaas oo diiradda lagu saaray xaaladda ay hadda ku sugan yihiin nidaamka waxsoosaarka xoolaha
End of preview. Expand in Data Studio
README.md exists but content is empty.
Downloads last month
70